Tuesday, February 10, 2026
25.3 C
Mogadishu

Puntland oo la gaasiiyay qalab caafimaad oo looga hor-tagayo Coronavirus

Garowe (Halqaran.com) – Wasaaaradda Caafimaadka Puntland ayaa maanta Mashruuca TIS+ ee Haay’ada USAID kala wareegtay qalab caafimaad oo loogu talagalay xarumaha karantiilka iyo dawaynta Covid19.

Wasiirka caafimaadka Puntland Dr Jaamac Faarax Xasan oo uu weheliyo agaasimaha guud ee wasaaradda ayaa goobjoog ka ahaa wareejinta qalabkaan.

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr Jamac Farax Xasan ayaa ugu mahadceliyay TIS+ ee Haay’ada USAID qalabka ay maanta kala wareegeen looguna talagalay xarumaha karantiilka iyo dawaynta Covid 19.

Sidoo kale, wasiirka ayaa xusay inay horayna tageero usoo gaarsiisay hay’addu kaasi oo sariiro ubadnaa loogu talagalay bukaanka uu ku qaba Covid19, waxaana uu hay’addaha kale faray inay ka qaybqaataqn sidaan oo kale.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...