Sunday, September 20, 2026
25.7 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
News
Ahmed Mohamed

UN condemns abduction and killing of medical officers in Bal’ad district

United Nations (UN) has condemned the murder of seven health care workers and civilian on the outskirts of Somalia’s capital on Thursday. The bodies of...
Ahmed Mohamed

Bannaanbax looga soo horjeedo dil wadareedkii Gololey oo maanta ka dhacay...

Balcad (Halqaran.com) - Shacabka ku dhaqan Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay Jimcihii maanta degmadaasi ku qabteen bannaanbax ay ku muujinayan, sida...
Ahmed Mohamed

Update: Militariga Soomaaliya oo iska fogeeyay xasuuqii ka dhacay duleedka Balcad

Muqdisho (Halqaran.com) - Militariga Soomaaliya ayaa iska fogeeyay dhacdadii shalay ka dhacday duleedka Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe, laguna laayay shaqaale ka shaqeynayay...
Ahmed Mohamed

Qaramada Midoobay oo si kulul uga hadashay shaqaalihii lagu laayay duleedka...

Muqdisho (Halqarancom) - Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa walaac xoogan ka muujiyay dilka sagaalka shaqaale ee Khamiistii shalay loogu gaystay duleedka Degmada Balcad...
Ahmed Mohamed

Dadka u dhintay Coronavirus gudaha Somaliya oo gaartay 72 qof

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya oo war deg-deg ah ka soo saartay dhallinyaradii lagu...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay falkii argagaxa lahaa ee ka dhacay deegaanka Gololey ee gobolka Shabeelaha Dhexe, oo lagu...