Thursday, June 4, 2026
26.8 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
News
Ahmed Mohamed

Finance minister discusses debt relief with UN envoy

Somali minister for Finance, Abdirahman Duale Beileh has discussed with United Nations (UN) envoy in Somalia, James Swan on the country’s bid of debt relief. In...
Ahmed Mohamed

XOG: Maxaa loo xiray waddooyin Soo gala Magaaladda Muqdisho?

Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamadda Dowladda Soomaaliya ayaa maanta xiray waddooyinka soo gala Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Ciidamadda ayaa xiray Wadada Ex-Koontarool Afgooye ee duleedka...
Ahmed Mohamed

XOG: Maxay tahay sababta ay guddiga Doorashada Jubbaland u Kordhiyeen Waqtiga...

Kismaayo (Halqaran.com) - Guddiga madaxa bannaan ee Xudduudaha iyo Doorashoyinka iyo Maamulka Jubbaland ayaa afar maalmood oo muddo kordhin ah ku daray jadwalka is-diiwaan...
Ahmed Mohamed

Muuse Biixi: ”Farmaajo waxaan kala kulanay cadaawad aanu arag 28-kii...

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa eedeen u jeediyay Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo. Mar uu...
Ahmed Mohamed

XOG: Maxaa ka jira in Farmaajo uu Cunaqabateen saaray Somaliland?

Muqdisho (Halqaran.com) - Qaar kamid ah Xildhibaanadda kasoo jeedda deegaanada Somali-land ee ku jira labadda aqal ee baarlamaanka Soomaaliya oo warbaahinta kula hadlay Muqdisho...
Ahmed Mohamed

M/weyne ku xigeenka Somaliland oo ka qeybgalay furitaanka bandhigii 12-aad ee...

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa si rasmi ah u furay Carwadahada caalamiga ah ee Bandhigga Buugaagta Hargeysa 2019...