
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Ra’iisul Wasaare Xamze oo Muqdisho kula kulmay Safiirka cusub ee Jarmalka
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya Xamze Cabdi Barre ayaa Khamiistii maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee dowladda Jarmalka usoo magacaawday Soomaaliya,...
Shirka Maaliyadda ee dalalka Afrika oo ay Soomaaliya ka qeybgashay oo...
Washington (Halqaran.com) – Waxaa Khamiista maanta ah magaalada Washingtorn ee dalka Mareykanka lagu soo gabagabeeyay shirkii gaarka ahaa ee Miiska Gorfeynta Marxaladda Soomaaliya oo...
Mareykanka oo taageero cusub u ballan qaaday Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Soomaaliya Mudane Axmed Madoobe Nuunow (Axmed Baashi) ayaa Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Maraykanka...
Xulka 17 jirada Soomaaliya oo gaaray final-ka tartanka is-reebreebka CECAFA
Kampala (Halqaran.com) - Xulka kubbadda cagta 17 jirrada ee Soomaaliya ayaa natiijo Rigoorayaal (7-8) kaga adkaaday xulka 17 jirrada dalka Uganda, ciyaaraha Bariga iyo...
Soomaaliya oo ka qeyb-gashay Shirka Maaliyadda ee dalalka Afrika
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Elmi Maxamed Nuur ayaa ka qeyb galay shirka wadatashiga ee (IMF Afrika Group 1) oo ah shir...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Hambalyo ku aadan ’12-ka Oktoobar’ u diray...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta qiimaha badan ee 12-ka Oktoobar oo ku...









