Thursday, June 4, 2026
26.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay Madaxweyne ku xigeenka dalka Uganda

Kampala (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo ka qaybgalaya shirka caalamiga ah ee madasha Tana Forum, ayaa kula kulmay...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya oo Digniin culus u dirtay ganacsatada, kaddib markii…

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay Digniin ku socota Ganacsatada, iyagoona uga digay inay taageero lacag siiyaan...
Ahmed Mohamed

Mid ka mid ah ergooyinkii soo doortay Xildhibaannada BF Somaliya oo...

Muqdisho (Halqaran.com) – Kooxo hubeysan ayaa maanta gudaha degmaa Warta-nabadda ee gobolka Banaadir ku dilay, mid ka mid ah ergooyinkii soo doortay xildhibaannada golaha...
Ahmed Mohamed

5 sano oo ka soo wareegatay qaraxii weynaa ee ka dhacay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Shan sano ayaa ka soo wareegatay weerarkii dadka badani ku dhinteen ee maanta oo kale 14-kii bishii October ee sanadkii 2017...
Ahmed Mohamed

RW Xamse Cabdi Barre oo ballan qaad u sameeyay Ciyaartoyda Xulka...

Addis Ababa (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa bogaadiyay ciyaartoyda kubadda cagta ee qaranka, ee da’doodu ka yar tahay 17-ka sano, kuwaa...
Ahmed Mohamed

RW Xamze oo u ambabaxay dalka Itoobiya iyo Wararkii ugu dambeeyay

Addis Ababa (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Khamiistii safar shaqo ugu ambabaxay...