
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Ebrahim Raisi oo ku guuleystay doorashadii Madaxtinimada ee Iiraan
Tehran (Halqaran.com) - Telefishinka Qaranka Iiraan ayaa shaaciyay in musharax Ebrahim Raisi uu guul ka gaaray doorashadii madaxtinimada ee shalay ka qabsoontay dalkaasi Iiraan.
Wararka...
Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay Xoghayaha guud ee QM oo markii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa dhambaal hambalyo ah u diray xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, oo...
Ciidamada Kenya ee ku sugan gudaha Soomaaliya oo lacagihii la siin...
Muqdisho (Halqaran.com) - Lacagtii uu Midowga Yurub siin jiray ciidamada Kenya ee la dagaalamaya Al-Shabaab ee jooga gudaha Soomaaliya ayaa laga jaray 66 boqolkiiba...
Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo faah-faahin ka bixiyay qaraxii ismiidaaminta ee...
Biya-Cade (Halqaran.com) - Taliska xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyay qarax Ismiidaamin oo Jimcihii maanta ka dhacay Saldhig ciidanka dowladda ay ku leeyihiin...
Madaxweyne Qoorqoor oo loogu baaqay inuu soo magacaabo guddiga farsamada doorashooyinka
Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu baaqay Madaxweynaha maamulka Galmudug ‘Qoorqoor‘ inuu si dhaqso ah u soo magacaabo...
Madaxweynaha Hirshabelle & Danjiraha Nowray ee Somaliya oo arrimo badan kawada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Arbacadii maanta kulan la qaatay danjiraha Dowlada Norway ee Soomaaliya Ambassador Elin...









