
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Cabdi Xaashi oo sharci darro ku tilmaamay ansixinta hay’ado aan soo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa digniin ka soo saaray ku dhaqanka shuruuc iyo dhismaha hay’addo sharci darrro ah oo aan...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Shir muhiim ah isugu yeeray Madaxda dowlad...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku casuumay madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka shir Sabtida ka dhacaya Muqsisho, kaas...
RW Abiy oo shaaca ka qaaday in Ciidamada Eritrea iyo Sudan...
Addis Ababa (Halqaran.com) - Ra’iisal wasaaraha Itooobiya, Abiy Ahmed, ayaa sheegay in ciidamada dalalka Sudan iyo Eritrea ay ka shaqeynayaan sidii looga saari lahaa...
Wasaaradda Caafimaadka: ”54 qof oo cusub ayaa ka bogsaday Feyruska Covid-19”
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ku sheegtay in...
Sidee ku timid in codka kalsoonida lagala laabto R/wasaaraha dalka Sweden?
Sweden (Halqaran.com) - Dowladdii Sweden ayaa Isniintii maanta la riday, kadib markii Stefan Lofven uu noqday ra’iisul wasaarihii ugu horreeyey dalka ee waaya codka...
Gabar TikTok caan ka aheyd oo 10 sano oo Xabsi ah...
Qaahira (Halqaran.com) - Maxkamad ku taalla dalka Masar ayaa 10 sano oo xabsi ah ku xukuntay gabadh lagu magacaabo Xaniin Xosaam oo caan ka...









