Saturday, June 6, 2026
27.7 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Laba qof oo loo xiray Afduubkii Gabar Soomaali ah ee loogu...

Nairobi (Halqaran.com) – Booliska Kenya ayaa xiray laba eedeysane oo lagu tuhmayo inay ka dambeeyeen afduubkii iyo jir dilkii bilowga bishaan loogu geystay magaalada...
Ahmed Mohamed

Puntland oo maanta 21 rag ah toogasho ku fulisay

Gaalkacyo (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidamada Puntland ayaa Axaddii Maanta waqooyiga magaalada Gaalkacyo ku  toogatay 18 qof oo dhawaan lagu xukumay dil, kaddib markii lagu...
Ahmed Mohamed

Taliska Booliska Galmudug oo war ka soo saaray khasaarihii ay Al-Shabaab...

Mudug (Halqaran.com) - Taliye ku xigeenka ciidanka booliska gobolka Mudug ee Galmudug Gaashaanle Maxamed Mire Maxamuud oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Galmudug & Wafdi uu hoggaaminayo oo soo gaaray Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho: Madaxweyne Qoorqoor ayaa madax iyo...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, iyada oo siweyn loogu soo...
Ahmed Mohamed

DFS oo buuxisay qeybta ugu badan qodobbada Axdi qarameedka xuquuqul insaan...

Switzerland (Halqaran.com) - Danjiraha dowladda Soomaaliya ee Switzerland, Austria iyo Xarunta Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobey, Abyan Maxamed Saalax, ayaa sheegtay in Dowladda Soomaaliya...