
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo markale loo doortay guddoomiyaha Golaha Aqalka sare...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Talaadadii maanta Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho lagu qabtay doorashada guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Guddoomiye ku xigeenka koowaad iyo...
Minnesota proposes ‘Office of New Americans’ to offer career services to...
By Panashe Matemba-Mutasa, Mshale Reporter / Mshale
The Minnesota Department of Employment and Economic Development (DEED) has proposed a new initiative that would deliver career...
M/weynaha Puntland ”Waxba kama jiraan magacaabistii uu sameeyay Axmed Karaash”
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hor yimid magacaabis uu Isniintii maanta sameeyay Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland ahna...
Bandow lagu soo rogay xerada Xalane ee Muqdisho + War-saxaafadeed
Muqdisho (Halqaran.com) – ATMIS, howgalka Midowga Afrika ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay ku shaaciyeen bandow ay ku soo rogayaan xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.
War...
Booliska Soomaaliyeed oo war ka soo saaray weerarkii ismiidaaminta ee Xeebta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa faah faahin ka bixiyay weerarka ismiidaaminta ahaa ee xalay fiidkii ka dhacay Xeebta...
Madaxweyne Axmed Madoobe oo dhagax dhigay garoonka diyaaradaha ee Ceelwaaq
Ceelwaaq (Halqaran.com) - Madaxweyaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Jimcihii dhagax dhigay Dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee Degmada Ceelwaaq.
Madaxweynaha iyo wafdi uu hoggaaminayo...









