
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Four killed in IED attack on a vehicle in Wajir
Four people were Wednesday killed when a vehicle they were using ran over a bomb that had been set on the road in Andaki,...
QORMO XIISO LEH: FARXADDA QALBIGA, W/Q: Abuubakar Mohammed
Ma ogtahay in farxadaaddu ay ka timaaddo qalbigaaga, markasta oo qalbigaagu yahay qalbi nadiif ah, waxaa fududaanaya in farxadda qalbigaaga ku jirta ay ka...
Drought-stricken Somali pastoralists in Ethiopia depend on dwindling resources of small...
(ERGO) – Hundreds of pastoralists from some of the most drought-stricken zones in Ethiopia’s Somali Region have been moving to a small town 50...
Britain: Magaca Ninka Soomaaliga ee loo xiray dilka Xildhibaanka Ingiriiska oo...
London (Halqaran.com) - Booliiska dalka Britain ayaa shaaciyay magaca nin Soomaali ah oo loo haysto dilkii Jimcihii la soo dhaafay loo geystay xildhibaan ka...
Dalalka Jaamacadda Carabta oo taageeray go’aankii Maxkamadda Caddaaladda ee ICJ
Qaahira (Halqaran.com) - War-murtiyeed kasoo baxay shirka Baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa lagu soo dhaweeyay go’aankii Maxkamadda Caddaaladda ee ICJ, kaas oo Soomaaliya loogu xukumay...
Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay dadkii ay ka soo musaafuriyeen Laascaanood
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga hadlay dadka ka soo jeeda Koonfur Galbeed oo ay kasoo musaafuriyeen Magaalada...









