Friday, June 5, 2026
26.6 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Shir ku saabsan amniga magaalada Boosaaso oo go’aanno laga soo saaray

Boosaaso (Halqaran.com) - Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Cabdiqaadir Jaamac (Dirir) ayaa shir guddoomiyay kulan gaar ah oo ujeedkiisu ahaa Amniga Magaalad Bosaaso...
Ahmed Mohamed

Jubbaland oo shaaca ka qaaday in DF Somaliya ay siyaasadeysay lacag...

Kismaayo (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Qorheynta dowlad goboleedka Jubbaland, Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa sheegay in lacag hal Milyan oo Dollar ah oo Xukuumaddii Ra’iisul...
Ahmed Mohamed

Muqdisho: Basaaskii ugu xirfadda badnaa Al-Shabaab oo xukun adag lagu riday

Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Khamiista Maanta ah waxaa ay xukun ku riday Cabdirisaaq Cabdullaahi Axmed Yarow oo loo...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Kim Jong ‘‘Waxaan diyaar u nahay inaan isku difaacno Nukliyeer...

Korea (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa sheegay in dalkiisa “diyaar u yahay inuu Nukliyeer isku difaaco” haddii mustaqbalka isku dhac...
Ahmed Mohamed

RW Xamse oo Madaxweyne Xasan kala sheekeystay dhismaha golihiisa wasiirrada

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Arbacadii maanta la kulmay Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...
Ahmed Mohamed

Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo ku dhintay qarax ay diyaarinayeen

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faa-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qarax xooggan oo jugtiisa aad looga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir ayaa waxa...