Friday, September 18, 2026
25.3 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Haween indho-shareer xirnaa oo lagu xiray magaalada Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ciidamada Dowladda ee ku sugan Magaalada Dhuusamareeb ayaa Arbacadii maanta xabsiga u taxaabay gabdho, loo haysto inay wejiyada soo qarsadeen. Ciidamada Dowladda...
Ahmed Mohamed

Diyaaradaha Mareykanka oo weerar dhinaca cir ah ku qaaday duleedka magaalada...

Kismaayo (Halqaran.com) - Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa Talaadadii weerar dhinaca cirka ka fuliyay Deegaanka Beerxaani, oo dhaca Galbeedka Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Duqayntan...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Galmudug ‘Qoorqoor’ oo kulankii ugu horreeyay la qaatay saraakiisha ciidamada...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha Maamulka Galmudug ee garabka dowladda ayaa gelinkii dambe talaadada maanta waxaa uu Magaalada Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Dowladda. Axmed Cabdi...
Ahmed Mohamed

Nin ganacsade ah oo caawa lagu Dilay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya, in caawa degmadaasi lagu dilay nin ganacsade ah. Rag bastoolado ku...
Ahmed Mohamed

Faah-faahin cusub oo ku saabsan toogashadii ka dhacday Boosaaso iyo Wararkii...

Boosaaso (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin cusub ka soo baxaya toogasho ka dhacday Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, iyadoona loo gaystay askar ka tirsan ciidamada...
Ahmed Mohamed

DAAWO SAWIRRO: DF Soomaaliya oo billowday baaritaanka cudurka Coronavirus

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya ayaa Talaadadii maanta ka bilowday Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde in baaritaan ay ku sameyso dadka soo dagaya...