Sunday, June 14, 2026
25.9 C
Mogadishu

Axmed Madoobe oo xilka qaadis ku sameeyay Wasiir Cabdirashiid Janan

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xilka qaadis ku sameeyay wasiirkii amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan.

Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweyne Axmed Madoobe ayaa xilka looga qaaday wasiirkii amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan oo in muddo ah ka tirsanaa maamulkaas.

Xilka qaadista wasiir Janan ayaa kusoo aadeysa, iyada oo wada-hadal ay u socdaan Cabdirashiid Janan iyo dowladda Federaalka Soomaaliya.

Xafiiska wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...