Muqdisho (Halqaran.com) – Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ka hor yimid guud ahaan qorshaha baarlamaanka Soomaaliya uu maanta xilka kaga qaaday Ra’iisul Wasaarihii dalka, Mudane Xasan Cali Kheyre iyo xukuumaddiisa.
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa xil ka qaadistaasi ku tilmaamay mid lagu carqaladeynayo hannaanka doorashooyinka dalka, isla markaana lagu sameynayo muddo kororsi, sida ay hadalka u dhigeen.
Madaxweynaha Farmaajo ayay ku eedeeyeen in uu hormuud ka ahaa qalalaasaha siyaasadeed ee uu hadda wajahayo dalka, sida ay ku sheegeen war-murtiyeed ay soo saartay Madasha Xisbiyada Qaran.
Haddaba halka hoose ka akhriso War-Murtiyeedaka Madasha:
WARARKA KALE OO MAANTA XIISO LEH:
Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay ra’iisul wasaare kumeel gaar ah oo howlaha sii wada
UPDATE: Xasan Cali Kheyre oo si deg-deg ah dib ugu soo noqday Muqdisho
Madaxweyne Farmaajo oo aqbalay Kalsooni kala noqoshada RW Kheyre & Xukuumadiisa
https://halqaran.com/index.php/2020/07/25/update-guddoomiye-mursal-oo-shaaciyay-in-kalsoonida-lagala-noqday-rw-kheyre-xukuumadiisa/
Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com






