Saturday, May 9, 2026
27.3 C
Mogadishu

DF Somaliya: ”Ma aqbali doonno Natiijada ka soo baxda Doorashada Jubbaland” +War-saxaafadeed

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasaraadda arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa war ay soo saartay waxaa ay ku faah-faahisay go’aanka Dowladda Soomaaliya ee ku aadan doorashada Jubbaland iyo habka ay ku socoto.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, waxa ay sheegtay inaysan aqoonsaneyn natiijo kasta oo ka soo baxda Doorashada Maamulka Jubbaland haddii aanan la marin sharciga, sida qoraalka ku cad.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA:

 

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...