natiijada
Maamulka Gobolka Banaadir oo shaaciyay natiijada imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad
Muqdisho (Halqaran.com) - Ku-simaha Duqa Muqdisho ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Axmed Xasan Iimaan, ayaa ugu horeyn ku amaanay Agaasinka Waxbarashada Gobolka...
DF Somaliya: ”Ma aqbali doonno Natiijada ka soo baxda Doorashada Jubbaland”...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaraadda arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa war ay soo saartay waxaa ay ku faah-faahisay go’aanka Dowladda Soomaaliya ee ku aadan doorashada Jubbaland...
Akhri: Natiijada baarista Qaraxii Xarunta Gobolka Banaadir oo la soo bandhigay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Amniga Gudaha oo tixraacaayso warbixin baariseed hor dhac ah oo ay sameeyeen hay’adaha Amniga ee DFS kuna saabsan qaraxii ka...






