Wednesday, May 6, 2026
30.9 C
Mogadishu

DAAWO SAWIRRO: DF Soomaaliya oo billowday baaritaanka cudurka Coronavirus

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya ayaa Talaadadii maanta ka bilowday Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde in baaritaan ay ku sameyso dadka soo dagaya si looga taxadaro Cudurka dilaaga ah ee Coronavirus.

Dhaqaatiir iyo Shaqaale ka tirsan Wasaaradda Caafimadka Soomaaliya ayaa la geeyay Garoonka Aadan Cadde, waxaana Baaritaan ay ku sameynayaan dadka Garoonka ka soo daga.

Dunida ayaa waxaa taxadar wayn looga jiraa xanuunka Coronavirus oo dalka Shiinaha si wayn uga dilaacay, saameyntiisana ay muuqato.

Soomaaliya ayaanan laheyn dhaqaatiir iyo qalab tayadooda ay wanaagsan tahay oo Baaritaanada Caafimaadka lagu sameeyo.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...