DF Soomaaliya oo billowday baaritaanka cudurka Coronavirus
DAAWO SAWIRRO: DF Soomaaliya oo billowday baaritaanka cudurka Coronavirus
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya ayaa Talaadadii maanta ka bilowday Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde in baaritaan ay ku sameyso dadka soo dagaya...




