Wednesday, May 6, 2026
30.9 C
Mogadishu

Dowladda Soomaaliya oo soo saartay waaran caalami ah oo lagu soo qabanayo Cabdirashiid Janan

Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan.

Muqdisho (Halqaran.com) – Taliska Booliska Soomaaliya ayaa soo saaray waaran caalami ah oo ku aadan soo qabashada Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan.

War-saxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa looga dalbaday Booliska Caalamiga ee Interpol inay ka qayb qaataan soo qabashada Cabdirashiid Janan oo gacanta dowladda Soomaaliya ka baxsaday.

Sidoo kale, qoraalka ayaa dowladda Kenya looga dalbaday inay soo gacan geliso eedeysane Cabdirashiid Janan oo ku eedeysan arrimo ku saabsan xuquuqul Insaanka.

Halka hoose ka akhriso War-saxaafadeedka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...