Monday, May 25, 2026
26.6 C
Mogadishu

XOG XASAASI: Maxaa ka jira in Saraakiil ciidan shaqo joojin lagu sameeyay? + (Ogow Sababta)!

Baladweyne (Halqaran.com) – Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Gobolka Hiiraan ayaa shaqo joojin ku sameysay Ku simihii Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Hiiraan iyo Taliyaha Saldhiga Degmada Baladweyne.

Warqad kasoo baxday Xafiiska guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida qeybta 27aad Dhame Maxamed Cabdulle Aadan ayaa waxaa lagu sheegay in Shaqa joojin lagu sameeyay Ku simihii taliyihii Ciidamada qeybta Booliska Gobolka Hiiraan Cali Dhuux Cabdi Mahadalle iyo Taliyaha Saldhiga Booliska Baladweyne Gaashaanle Cabdi Cumar Siyaad.

Sababta shaqo joojintaan ayaa waxaa lagu sheegay inay la xiriirto is hor istaag laba eedeysane oo la doonanaayay in la horgeeyo maxkamadda Ciidamada qalabka sida kuwaasi oo ay hor istaageen Saraakiishaan.

Taliyaha Booliska Hirshabelle ayaa laga dalbaday inuu fuliyo amarkaan shaqo joojinta ee Saraakiishaan lagu sameeyay.

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:



Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...