Villa Soomaaliya
Madaxweyne Xasan Sheekh oo si rasmi ah xafiiska ugala wareegay M/weyne...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad heerkeedu sarreeyo oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka, waxa uu xilka...
Nuxurka Kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh & Madaxweynihii hore ee Farmaajo +SAWIRRO
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha uu muddo xileedkiisu dhammaaday ayaa Madaxweynaha dooran ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud ku qaabilay Aqalka Madaxtooyada ee...
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Sheekh Aadan Madoobe +SAWIRRO
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan soo dhoweyn ah kula qaatay guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka...
Madaxtooyada Soomaaliya oo baaq deg-deg ah u dirtay Madaxda Puntland iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxtooyada Villa Soomaaliya, ayaa ugu baaqday Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland inay ka soo qeybgalaan shirka wadatashiga doorashooyinka ee uu...
Madaxtooyada Somaliya oo ka war ka soo saartay kulankii M/weyne Farmaajo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjireyaasha iyo Wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Muqdisho...
Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha oo Kulan deg-deg ah markale yeelanaya
Muqdisho (Halqaran.com) - Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Axadda maanta ah markale lagu wadaa inay kulan ku yeeshaan mid ka mid ah hoteelada ku...









