Turkiga
Dowladaha Somaliya iyo Turkiga oo hirgelinaya heshiisyo muhiim ah
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka biyaha Soomaaliya, mudane Xasab Cabdinuur Cabdi, ayaa danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz kala hadlay dardar gelinta...
Dowladda Somaliya iyo Madaxda Shirkadda Albayrak oo heshiis ku kala saxiixday...
Istanbul (Halqaran.com) - Heshiis horudhac ah oo laga gaaray wada shaqeeynta Dowladda Federaalka ah ee Soomaliya iyo Shirkadda Albayrak ee maamusha Dekadda Muqdisho ayaa...
Turkiga oo ballan-qaaday inuu dib u dhisayo dekedda uu qaraxa burburiyay...
Ankara (Halqaran.com) - Madaxweyne ku xigeenka Turkiga Fuat Oktay ayaa hadal uu jeediyey ka dib kulan uu la qaatay Madaxweynaha Lubnaan Michel Aoun waxa...
Madaxweyne QoorQoor oo dalka Turkiga u ambabaxay
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi kaariye (QoorQoor) ayaa Galabta safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga, waxaana garoonka diyaaradaha Aadan...
Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee BF Somaliya oo dalka dib ugu soo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee BFS iyo Wafdi Xildhibaanno ah oo ka tirsan...
Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Erdogan oo markale khadka teleefanka kuwada hadlay
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markale khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan.
Farmaajo ayaa qoraal uu...









