Sunday, October 11, 2026
28.9 C
Mogadishu

Turkiga

Turkiga iyo Qatar oo si kulul u cambaareeyay ‘qaraxyadii lagu le’day’ ee ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Turkiga ayaa si adag u cambaareysay qaraxyadii Sabtidii shalay ka dhacay Caasimadda Muqdisho, kaasoo geystay khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawaca...

Turkiga oo Shuruud adag ku xirtay inay Sweden ku biirto NATO

Ankara (Halqaran.com) - Dawladda Turkiga ayaa ku celisay shuruudo adag oo ay ku xirtay inay oggolaato in Sweden ay ku biirto gaashaanbuurta NATO. Xukumadda Ankara...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Dowladda Turkiga oo Imaaraadka Carabta ku eedeysay inay taageerto Ururka Al-Shabaab

Ankara (Halqaran.com) - War kasoo baxay Dowladda Turkiga ayaa waxaa lagu sheegay in Dowladda Imaaraadka Carabta ay taageerto maleeshiyada Ururka Al-Shabaab ee ka dagaallama...
Jama Sh. Yusuf

Madaxweyne Farmaajo oo dhambaal hambalyo ah u diray dhiggiisa Turkiga

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhambaal hambalyo ah oo ku aaddan maalinta Jamhuuriyadda dalka Turkiga waxa uu u...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Xog Xasaasi ah oo ku saabsan Dilkii Jamal Khashoggi...

Turkey (Halqaran.com) - Wargeys laga leeyahay dalka Turkiga ayaa daabacay macluumaad cusub oo ku saabsan cod la duubay, kaasoo uu wargeysku sheegay inuu diiwaan...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya ganacsiga iyo horumarinta mashaariicda

Turkey (Halqaran.com) - Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya, Cabdullaahi Cali Xasan oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiga ayaa kulan la qaatay dhiggiisa...
Ahmed Mohamed

Turkiga oo si kulul u cambaareeyay weerarkii shalay ka dhacay Muqdisho

Istanbul (Halqaran.com) - Wasaaradda arrimaha dibadda Turkiga ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii qaraxa loo adeegsaday ee Isniintii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho gaar...
Ahmed Mohamed

Dowladaha Turkiga iyo Kenya oo heshiisyo ganacsi ah kala saxiixanaya

Nairobi (Halqaran.com) - Dowladaha Turkiga iyo Kenya ayaa kala saxiixanaya heshiis cusub oo dhigaya in canshuur dhaaf loo sameeyo badeecadaha loo kala dhoofiyo labada...