shirka Dhuusamareeb
DF Soomaaliya oo sheegtay in Shirka Dhuusamareeb uu ku qabsoomayo waqtigiisa
Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa sheegtay in Shirka Dhuusamareeb uu ku dhici doono waqtigii loogu talo-galay, iyadoo uu jiro walaac...
Shirka Dhuusamareeb oo caawa furmay iyo War-murtiyeed laga soo saaray +(AKHRISO)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa goor-dhow caawa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ka bilowday khudbadaha ay jeedinayaan madaxda ka qeybgashay Shirka Dhuusamareeb.
Inta aysan billaaban khudbadaha...
Muxuu ka yiri Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan Sheekh Shirka Dhuusamareeb?
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay Shirka looga hadlaayo arimaha doorashooyinka ee ka socda Magaalada Dhuusamareeb...
Galmudug oo ka warbixisay Wajiga labaad ee Shirka Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug, Cali Daahir Ciid ayaa faah-faahin ka bixiyay Wajiga labaad ee Shirka dhawaan lagu wado in uu...
AKHRISO: Madasha Xisbiyada Qaran oo taageeray Shirka ka dhacaya Dhuusamareeb
Muqdisho (Halqaran.com) - Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhoweeyay Shirka dowlad goboleedyada ku yeelanayaan magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug, sida lagu sheegay war-saxaafadeedka ka...
XOG LA OGAADAY: Qaar ka mid ah ergooyinka ka qeybgalaya Shirka...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Odayaal Dhaqameedyo ka soo laabtay Deegaanada Al-Shabaab, ay xilligan...









