Shir
Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb +(SAWIRRO)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb ayaa waxaa si diirran u...
Madaxweynaha Puntland oo Shir muhiim ah ka furay Garoowe
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa daah-furay Shirweynaha saddexaad ee Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Puntland, oo ay soo qaban...
Sii-hayaha RW oo guddoomiyay Shir looga hadlayay soo saarista Shidaalka Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Shirka waxaa ka qaybgalay sii-hayaha wasiirka batroolka iyo macdanta DF Soomaaliya Cabdirashid Maxamed Axmed, sii hayaha wasiirka maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle,...
Sii-hayaha xilka R/wasaaraha oo Shir guddoomiyay kulan ku saabsan xaaladaha deg-degga
Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay ka jawaabidda xaaladaha degdegga ah ee dalka ka jira oo ay...
Galmudug: ‘‘Waanu ku filannahay sugidda ammaanka Madaxda maamul goboleedyada dalka‘‘
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Ammaanka Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa si weyn loo adkeeyay, xilli lagu wado inay maalinta Khamiista ku kulmaan Madaxweyneyaasha...
Madaxtooyada oo war ka soo saartay Kulankii Madaxda DFS iyo maamul...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Amniga Qaranka oo ku qabsoomay aaladda Internetka...









