Shiinaha
Shiinaha oo ciidamo iyo maraakiib dagaal kala baxay biyaha Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Kooxda howlaha badda ee Shiinaha ayaa dib ugu laabtay magaalada dekedda leh ee Zhoushan ee bariga gobolka Shiinaha ee Zhejiang 14-kii...
Taiwan oo si rasmi ah xafiis uga furatay Hargeysa
Hargeysa (Halqaran.com) –Taiwan oo aamisan inay ka go’day Dowladda Shiinaha ayaa Isniinta maanta ah waxaa ay si rasmi ah Xafiiska Diplumaasiyadeed uga furatay magaalada Hargeysa...
DAAWO SAWIRRO: Dowlada Shiinaha oo Soomaaliya soo gaarsiisay shixnaddii labaad ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Soomaaliya oo guddoontay shixnaddii labaad ee agab caafimaad oo ay ku deeqday Dowladda Shiinaha si looga hortago xanuunka Koroona feyrus
Soomaaliya waxa...
UPDATE: Shiinaha oo jawaab ku habboon siiyay madaxweyne Trump
Beijing (Halqaran.com) - China ayaa maanta beenisay eedeymaha dalalka Reer Galbeedka ee ah inay qarisay xaddiga faafitaanka cudurka Coronavirus, waxayna sidoo kale ku gacan...
LAYAABKA DAAWO SAWIRO: Dal soo saaray Khamri loo bixiyay Somaliya &...
China (Halqaran.com) - Khamri loogu magac daray Soomaaliya ayaa lagu arkay suuqyada dalka Shiinaha, iyadoo si caadi ah looga iibinayo dadka isticmaala.
Khamrigan oo ay...








