Puntland
Madaxweyne Saciid Deni oo magacaabay taliyaha ciidanka Madaxtooyada Puntland
Garowe (Halqaran.com) – Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa lagu magacaabay Taliyah Ciidanka Madaxtooyadda Puntland iyo ku-xigeenkiisa.
Madaxweynaha Puntland,...
Deegaannada Puntland oo aad ugu sii faafaya Cudurka Coronavirus
Garowe (Halqaran.com) – Maamulka Puntland ayaa waxay diiwaangelisay xaalado kale oo ka dhashay xanuunsidaha Covid-19 ee uu keeno Coronavirus, kaasoo si muuqdo ugu faafaya...
Boosaaso: Ciidamada Puntland oo fashiliyay weerar Qaraxyo ah +(SAWIRRO)
Boosaaso (Halqaran.com) – Howlgal ay ciidanka maamulka Puntland ka sameeyeen gudaha magaalada Boosaaso ayaa waxay ku soo qabteen qaraxyo kala duwan oo lagu diyaarinayay guryo...
Puntland oo sheegtay inay kordhinayaan xarumaha la tacaalidda Cudurka Coronavirus
Garowe (Halqaran.com) - Dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen inay kordhinayaan Xarumaha lagula tacaalayo dadka laga helo ama looga shakiyo Cudurka...
Madaxda Puntland iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo kawada hadlay saameynta Cudurka...
Garowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan hab maqal iyo muuqaal ah...
DHAGEYSO: Puntland oo madaxda DF Somaliya uga digtay muddo kororsi, iyadoo...
Garowe (Halqaran.com) - Maxamed Dhabancad, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa ka hadlay Aragtida Maamulka Puntland ay ka qabto Dib u dhac ku yimaada...









