Friday, May 8, 2026
28.1 C
Mogadishu

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo Somaliland ku eedeeyay inay falal bahalnimo ah ka geysatay Laascaanood

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa war qoraal ah ka soo saaray xaaladda magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka...

Shil gaari oo dhimasho sababay oo ka dhacay Garoowe

Garoowe (Halqaran.com) – Laba qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen, laba kalena ay ku dhawacmeen, kadib Shil gaari oo Talaadadii Maanta ka dhacay...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Intee buu marayaa wada-hadallada laga dhex billaabay Deni iyo Karaash?

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha ku-xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo wareegtooyin magacaasi iyo xil ka qaadis isugu jiray soo saarayay dhawaanahaan ayaa...
Ahmed Mohamed

Madaafiic lagu weeraray Saldhig ay ku sugan yihiin ciidamada Puntland

Boosaaso (Halqaran.com) - Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa subixii hore ee Axadda maanta waxaa ay weerar madaafiic ah ku qaadeen Saldhiga Ciidamada Puntland ku...
Ahmed Mohamed

Xilliga la qabanayo Doorashada Xildhibaannada Aqalka Sare ee Puntland oo la...

Garoowe (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland, Cabdirashid Yuusuf Jibriil ayaa Maanta magacaabay Guddiga Qabshada Doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ee...
Ahmed Mohamed

Xal laga gaaray shaqaaqo khasaaro geystay oo ka dhacay Gaalkacyo

Gaalkacyo (Halqaran.com) - Kulan ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa Maanta xal kama dambeys ah looga garay shaqaaqooyinka sababay dhimasho...
Ahmed Mohamed

Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay 8 Rag ah

Gaalkacyo (Halqaran.com) - Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ee Gobollada Mudug iyo Cayn ee Puntland ayaa ugu dambeyn maanta dil toogasho ah...
Ahmed Mohamed

Puntland oo maanta 21 rag ah toogasho ku fulisay

Gaalkacyo (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidamada Puntland ayaa Axaddii Maanta waqooyiga magaalada Gaalkacyo ku  toogatay 18 qof oo dhawaan lagu xukumay dil, kaddib markii lagu...