Friday, May 8, 2026
28.1 C
Mogadishu

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo Somaliland ku eedeeyay inay falal bahalnimo ah ka geysatay Laascaanood

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa war qoraal ah ka soo saaray xaaladda magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka...

Shil gaari oo dhimasho sababay oo ka dhacay Garoowe

Garoowe (Halqaran.com) – Laba qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen, laba kalena ay ku dhawacmeen, kadib Shil gaari oo Talaadadii Maanta ka dhacay...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland Deni ”Waanu kordhinay la dagaallanka Al-Shabaab iyo Daacish”

Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo Talaadadii maanta khudbad ka jeediyay furitaanka Kal-fadhiga 48aad ee Golaha Wakiilada Puntland...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland ‘Saciid Deni’ oo iska diiwaangeliyay doorashada golaha deegaanka

Qardho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Talaadadii maanta iska diiwaangeliyay xaafadda Kaambo ee degmada Qardho si uu u...
Sayid Omar Abdalla

Puntland oo go’aano adag ka soo saartay ismari waaga doorashada Soomaaliya

Puntland (Halqaran.com) - War qoraal ah oo ka soo baxay maamulka Puntland ayaa waxaa si cad ay ugu soo horjeesteen muddo kordhinta ay golaha...
Ahmed Mohamed

Puntland oo si adag uga jawaabtay hadalkii Madaxweyne Farmaajo

Garoowe (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Puntland ayaa si adag uga jawaabtay hadalkii ka soo yeeray madaxweynaha JF Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee ku saabsanaa...
Ahmed Mohamed

DAAWO VIDEO: Wasiir Dubbe ”Puntland iyo Jubbaland waa Jid iyo Jiho...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cusmaan Dubbe ayaa ka warbixiyey Natiijada Shirkii madaxda dowladda federaalka dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, kaas oo aan...
Ahmed Mohamed

Puntland  oo war ka soo saartay Shirka Sabtida lagu qabanayo Xerada...

Muqdisho (Halqaran.com) - Maamulka Puntland ayaa beenisay in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu soo qabanqaabiyay Shirka lagu waddo in magaalada Muqdisho gaar ahaan xerada...