nabad sugidda
Howlgallo culus oo ka dhan ah Al-Shabaab oo looga dhawaaqay Gedo
Gedo (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka Millateriga Soomaaliya ee gobolka Gedo ayaa ku dhawaaqay howlgal ka dhan ah ururka Al-Shabaab oo laga fulinayo deegaano ka...
Xasan Sheekh oo caddeeyay in aysan ‘wax siyaasad ah’ kawada hadlin...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ah Guddoomiyaha Xisbiga UPD oo ka mid ah Madasha Xisbiyada Qaran...
Ciidanka Milateriga & Nabad Sugidda oo la wareegay deegaanno ay ku...
Galgaduud (Halqaran.com) - Ciidamada Militariga qaybta 21aad iyo Ciidanka Nabad Suggida Maamulka Galmudug ayaa la wareegay deegaano maalmihii la soo dhaafay ay ku dagaalameen...
UPDATE: Taliyihii ciidanka Ilaalada Madaxweyne Qoorqoor oo lagu Dilay Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in toogasho lagu dilay Taliyihii Ciidanka Ilaalada ee Madaxweynaha Galmudug ee garabka...
Nabad sugidda oo kaamirooyin hor-leh ku xirtay waddooyinka Caasimadda Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa weli socda qorshaha Kaamirooyinka loogu xiraayo waddooyinka Magaalada Muqdisho, iyadoo arrintaasi ay wado Hay‘adda Nabad Suggida Soomaaliya.
Inta badan wadada Maka...
ARAG SAWIRKA: NISA oo Caawa soo bandhigtay ninkii ka dambeeyay qaraxii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa caawa soo bandhigtay nin dhalinyaro ah, oo ka tirsan maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab.
Ninkan ayaa...









