Muqdisho
Banaanbax lagu taageerayo hadalkii Madaxweyne Farmaajo oo ka socda Muqdisho &...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Caasimadda Muqdisho ka bilowday banaanbax ay dhigayaan qaar ka mid ah Shacabka Gobolka Banaadir oo la soo abaabulay, kuwaas oo...
Faah-faahin dheeraad oo ku saabsan Khasaarihii uu geystay qaraxii ka dhacay...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya Khasaaraha ka dhimashada iyo midka dhaawaca ee ka dhashay Qaraxii saaka qabsaday gaari ay...
VIDEO: Wasaaradda Caafimaadka oo Xaqiijisay in 16 Qofood oo Cusub ay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay...
Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska oo ka badbaaday isku day dil...
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyaha hoggaanka Caafimaadka ciidamada Booliska Soomaaliya Gen. Cali Xersi Barre Cali Gaab, ayaa ka badbaaday isku day dil oo lala damacsanaa,...
UPDATE: Nin ganacsade ah oo lagu dilay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Wararka na soo gaaraya ayaa sheegaya, in kooxo hubeysan ay caawa dil toogasho ah magaalada Muqdisho ugu geysteen nin ganacsade ah.
Wararka...
Dad isku qoys ah oo ku dhintay roob xoogan oo ka...
Muqdisho (Halqaran.com) – Magaalada Muqdisho waxaa xalay ka da’ay roob xoogan oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah iyo burur hantiyadeed, kaas oo watay...









