Saturday, October 10, 2026
29.9 C
Mogadishu

Muqdisho

RW Xamse oo Muqdisho kula kulmay Wafdi ka socday Hay’adda UNFPA

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Isniintii maanta qaabilay wafdi ay hoggaamineysay Agaasimaha Fulinta ee hey’adda UNFPA,...

UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Ugu yaraan 10 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen qarax ismiidaan ah oo caawa ka dhacay Xerada warshadii hore ee...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Duuliye

Howlgal lagu Soo qabqabtay Dhallinyara fara badan oo ka dhacay magaalada...

Muqdisho(Halqaran.com) – Ciidamada Booliska DFS ayaa xalay howlgal dad farabadan lagu soo qabqabtay ka sameeyay Xaafado katirsan degmooyinka Kaaraan iyo Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir,...
Editor

Sarkaal ka tirsan Millateriga Somaliya oo lagu qarxiyay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin cusub ka soo baxaysa qarax xooggan oo jugtiisa si weyn looga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Qaraxan oo...
Jama Sh. Yusuf

TOOS U DAAWO: Hadal-jeedinta Musharraxiinta guddoonka labada Gole ee BF Somaliya

https://youtu.be/Or-MftL3dTU Muqdisho (Halqaran.com) – Hadal jeedinta musharraxiinta Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku-xigeennada ee Golaha Aqalka Sare ayaa hadda ka socoto xarunta Aqalka Sare ee magaalada Muqdisho,...
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ka soo baxaya weerar ismiidaamin ahaa oo maqribkii caawa ka dhacay isgoyska Jubba ee waqooyiga magaalada Muqdisho. Nin xirnaa...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Hirshabeelle ‘Cali Guudlaawe’ oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo safar ugu maqnaa maalmihii la soo dhaafay dalka Turkiga ayaa Khamiisti maanta dib...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, iyada oo siweyn loogu soo...