Sunday, October 11, 2026
27.2 C
Mogadishu

Muqdisho

RW Xamse oo Muqdisho kula kulmay Wafdi ka socday Hay’adda UNFPA

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Isniintii maanta qaabilay wafdi ay hoggaamineysay Agaasimaha Fulinta ee hey’adda UNFPA,...

UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Ugu yaraan 10 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen qarax ismiidaan ah oo caawa ka dhacay Xerada warshadii hore ee...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Cumar Filish oo shaaciyay tirada meydadkii ugu badnaa ee lagu aasay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa faah faahin ka bixiyay tiro koob ay...
Editor

UPDATE: Dowladda Soomaaliya oo Xaqiijisay inay Saddex qof oo Kale u...

Ahmed Mohamed

Wasiir Khaliif Muumin Tooxow oo Muqdisho ugu geeriyooday Cudurka Coronavirus

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiiru dowlihii Cadaaladda dowlad goboleedka Hirshabelle, Xildhibaan Khaliif Muumin Tooxow ayaa Axaddii maanta magaalada Muqdisho ugu geeriyooday cudurka Coronavirus. Marxuum Khaliif Muumin...
Weriye Ahmed Abdi

Maxaa ka ogtahay Ujeedka booqashadii qarsoodiga aheyd ee taliyaha sirdoonka Nigeria...

Muqdisho  (Halqaran.com) - Taliyaha Sirdoonka dalka Nigeria Axmed Rufaaci, ayaa booqasho qarsoodi ah ku yimid Magaaladda Muqdisho. Booqashadaan ayaa qaadan doonta muddo labo maalin ah,...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Laba Nin Al-Shabaab oo maanta Askari ku toogtay Muqdisho...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa galabta saldhiga booliska ee degmada Wadajir ee gobolka Banaadir lagu soo bandhigay laba nin oo dhallinyaro ah oo Arbacadii maanta...
Weriye Ahmed Abdi

WAR CUSUB: Ma Dhabbaa in Amarrada Al-Shabaab Muqdisho iyo gobollada dalka...

Muqdisho (Halqaran.com) - La taliyihii hore ee dhanka ammaanka Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay inay dhaqan galeen awaamiir kala duwan oo Al-Shabaab ay...