Madaxweyne Deni
Madaxweyne Deni oo Tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan ciidanka...
Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Khamiista maanta tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan ciidamada Badda Puntland ee...
Maxay kawada hadleen madaxweynaha Puntland iyo Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehliyo madaxweyne Ku-xeenka Axmed Cilmi Cismaan, ayaa Talaadadii maanta kulan la qaatay,...
XOG CUSUB: Maxaa ka jira in Puntland ay ka laabtay kiiskii...
Qardho (Halqaran.com) - In ka badan 20 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa kulan kula qaatay Degmada Qardho Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni.
Xildhibaanadan...
DHAGEYO: Siyaasi caan ah oo si aan caadi aheyn u Ammaanay...
Garoowe (Halqaran.com) – Mid ka mid ah aas-aasayaashii maamulka Puntland, Siyaasi Siciid Diiriye Maxamed ayaa si adag u naqdiyay hadal ka soo yeeray xildhibaanno...
XOG XASAASI: Madaxweynaha Puntland ‘Deni’ oo ku gacan-seeray dalab kaga...
Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ku gacan seyray dalab ugu yimid dowladda Soomaaliya oo ku aadanaa in uusan...
Maxay qaban doonaan guddiga cusub ee uu magacaabay M/weynaha Puntland?
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay guddi u qaabilsan dabagalka hirgelinta fursadaha maalgashi iyo shirkadaha maalgashi ee Puntland.
Guddigan...









