Madaxweynaha Somaliland
DEG DEG + DAAWO MUUQAAL: Madaxweynaha Somaliland ‚Biixi‘ oo sheegay inay...
Berbera (Halqaran.com) – Madaxweynaha xukuumadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa Sabtidii maanta markii u horreysay si dadban shaaca uga qaaday inay xukuumadiisa ka laabatay...
DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka ogtahay Ujeedka Safarka madaxweynaha Somaliland ‘Biixi‘ uu...
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa Tallaadadii maanta oo ay taariikhdu tahay 03-09-2019 safar shaqo ugu baxay...
DAAWO SAWIRRO: Odayaal dhaqameed ka tagay Muqdisho oo madaxweynaha Somaliland kula...
Hargeysa (Halqaran.com) – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta magaalada Hargeysa ku qaabilay Odayaal dhaqameed ka yimid magaalada Muqdisho.
Odayaal dhaqameedkan ayaa u...
Madaxweynaha Somaliland oo cafis u fidiyay maxaabiis burcad badeednimo u xirnaa,...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis u fidiyey maxaabiis burcad badeednimo u xirnaa oo laga soo wareejiyey dalka Siishalis.
Maxaabiista cafiska...
AKHRI: Madaxweynaha Somaliland ‘Biixi’ oo sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis, ka dib wareegto ka soo baxday...
UPDATE: Maxaa ka soo baxay Kulankii maanta ee Wakiilka Q.M James...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Axaddii maanta kulan gaar ah la yeeshay wefti ballaadhan oo ka socda jimciyadda quruumaha...









