Madaxweynaha Somaliland
Madaxweynaha Somaliland ‘Biixi’ oo guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Togdheer
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Biixi Biixi Cabdi ayaa waxa uu wareegto oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-521/062020, ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Togdheer.
Waxaanay u dhignayd...
Madaxweynaha Somaliland oo u dhoofay dalka Jabuuti +(SAWIRRO)
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Wafdi ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti oo...
Madaxweynaha Somalilad oo si kulul uga hadlay dagaal khasaare geystay oo...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga hadley dagaal geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhacay...
Madaxweynaha Somaliland oo digniin u diray madax dhaqameedkii ka hadlay Midnimada...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Khamiistii maanta digniin u diray madaxda dhaqanka reer Somaliland.
Mr. Biixi ayaa dhaqanka Somaliland ugu...
Madaxweynaha Somaliland oo Faah-faahin ka bixiyay Khasaarihii ka dhashay Roobab dabeylo...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa faah-faahin ka bixiyay roobab dabeylo wata oo Saacaddihii lasoo dhaafay ka da’ay deegaanada maamulka Somaliland.
Muuse...
AKHRI: Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Taliyaha cusub ee Booliska
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta magacaabay Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland, kadib markii uu geeriyooday Taliyihii Booliska Somaliland.
Madaxweynaha Somaliland, Mudane,...








