Saturday, October 10, 2026
25.9 C
Mogadishu

Madaxweynaha Puntland

Madaxweynaha Puntland ‘Deni’ oo magacaabay Wasiir iyo ku-xigeenkiisa

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Puntland ,Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 003 ee 21ka January 2022 kuna magacaabid Wasiir,...

Madaxweynaha Puntland ‘Saciid Deni’ oo lagu soo dhaweeyay Kismaayo

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

DAAWO SAWIRRO: Sidee madaxweynaha Puntland ‘DENI’ loogu soo dhaweeyay Kismaayo?

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Khamiistii maanta siweyn loogu soo dhoweeyay Magaaladda Kismaayo...
Editor

XOG: Wasiirrada Puntland oo Shir deg-deg ah ka yeelanaya natiijadii ka...

Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Dani oo ku sugan Magalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa la filayaa in khamiista maanta...
Ahmed Mohamed

DAAWO SAWIRRO: Muxuu Madaxweynaha Puntland ku soo arkay goobihii uu maanta...

Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Khamiistii maanta kormeer kala duwan ku soo sameeyay goobo kala duwan, oo ku...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland ‘Deni’ oo Safar aan horey loo shaacin ku tagay...

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa safar deg deg ah oo aan horay loo sii shaacin barqadii maanta...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Madaxweynaha Puntland oo sheegay in la soo afjarayo la dagaallanka...

Garoowe (Halqaran) - Madaxweynaha Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Dani ayaa ka hadlay sida ay muhiimad u siinayaan dagaalka ay ku jiraan oo la soo...
Jama Sh. Yusuf

Madaxweynaha Puntland ‘Deni’ oo ka hadlay markii ugu horreysay Maqaamka Muqdisho...

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ka qeyb galay Munaasabad lagu qabtay Magaalada Garoowe ayaa waxaa uu ka hadlay...