Monday, August 24, 2026
27.9 C
Mogadishu

Madaxweynaha Puntland

Madaxweynaha Puntland ‘Deni’ oo magacaabay Wasiir iyo ku-xigeenkiisa

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Puntland ,Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 003 ee 21ka January 2022 kuna magacaabid Wasiir,...

Madaxweynaha Puntland ‘Saciid Deni’ oo lagu soo dhaweeyay Kismaayo

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo maanta magacaabay Wasiir cusub + (Ogow...

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magacaabay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka. Madaxweyne Deni ayaa...
Weriye Ahmed Abdi

AKHRI + WAR CUSUB: Madaxweynaha Puntland oo maanta mar kale xilal...

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa xeer Madaxweyne Lr-62, Ogoosto 19, 2019 ku magacaabay Taliye Xigeenka 2aad ee...
Jama Sh. Yusuf

Madaxweynaha Puntland iyo Ku-xigeenkiisa oo isku khilaafay magacaabista guddiga KMG ee...

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Axmed Cilmi Cusmaan Karaash ayaa ka biyo diiday liiska guddiga kumeel gaarka ah ee doorashada ee...
Ahmed Mohamed

AKHRI: Madaxweyne Deni oo Awaamiirtii ugu cusleyd dul-dhigay golihiisa wasiirrada iyo...

Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) ayaa awaamiir culus dhul-dhigay saraakiisha ciidamada iyo golihiisa xukuumadda, mar uu shir...
Ahmed Mohamed

XOG: Puntland oo ka soo horjeesatay guddiga Farmaajo u magacaabay Wada-hadallada...

Garowe (Halqaran.com) - Maamulka Puntland ayaa waxa uu ka horyimid guddigii uu Arbacadii Madaxweynaha Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo u magacaabay wadahadalada Soomaaliya iyo...