Monday, August 24, 2026
27.9 C
Mogadishu

Madaxweynaha Puntland

Madaxweynaha Puntland ‘Deni’ oo magacaabay Wasiir iyo ku-xigeenkiisa

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Puntland ,Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 003 ee 21ka January 2022 kuna magacaabid Wasiir,...

Madaxweynaha Puntland ‘Saciid Deni’ oo lagu soo dhaweeyay Kismaayo

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland ‘Deni’ oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho. Madxweynaha iyo wafdigiisa waxaa...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland ‘Siciid Deni’ oo galabta gaaray Boosaaso

Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Jimcihii galabta gaaray Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, kadib weerarkii xooganaa ee xalay maleeshiyada Al-Shabaab...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Taliyeyaal ciidan

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xeer Madaxweyne Lr. 05, ku magacaabay Taliye Qaybeedyadda Gobollada Sanaag iyo...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland oo ku baaqay in Shir la isugu yimaado

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland, Saciid Cabdullahi Deni ayaa sheegay in dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay ku fashilantey Arrimo...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay doorashada, guddiyada & marxaladda uu marayo...

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad gobolkeedka Puntland,  Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Axadda maanta ah qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Wafdi isugu jira...
Ahmed Mohamed

La taliyihii dhanka Amniga ee Madaxweynaha Puntland oo geeriyooday

Turkey (Halqaran.com) – Allaha u naxariisto waxaa dalka Turkiga ku Geeriyooday General Khaliif Ciise Muddan oo ahaa siyaasi si weyn looga yaqaanay deegaannada dowlad...