Sunday, May 31, 2026
26.4 C
Mogadishu

lagu dilay

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgallo qorsheysan ku dishay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada hoose, waxaana lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab. Howlgalkaan ayaa...

Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Cape Town (Halqaran.com) - Kooxo Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa saqdii dhexe xalay dilkaasi ku dilay muwaadin Soomaaliyeed, oo howlo ganacsi halkaasi u tagay. Muwaadinka Soomaaliyeed...
spot_imgspot_img
Jarmalka
Ahmed Mohamed

25 Jir Soomaaliyeed oo Dil arxan-darro ah loogu geystay magaalada Köln...

Köln (Halqaran.com) – Wiil Soomaaliyeed oo 25 sano jir ah ayaa Axaddii maanta ku geeriyooday magaalada Köln ee dalka Jarmalka, kadib markii ay isugu...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Booliska Somaliland oo soo qabtay raggii dilay dad muhaajiriin Itoobiyaan...

Hargeysa (Halqaran.com) - Taliska ciidamada booliska Somalilaan ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen rag burcad ah oo la tuhunsanyahay in ay dileen...
Weriye Ahmed Abdi

XOG: Ma ogtahay in muddo bil ah ka soo wareegatay qaraxii...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa durba ka soo wareegtay muddo bil ah Qaraxii ka dhacay Xarunta dowladda hoose ee Gobolka Banaadir, 24-kii Bishii July Maalin...
Weriye Ahmed Abdi

Dagaalyanno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu Dilay gobolka Baay iyo Xaaladdda...

Baydhabo (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa lix ka tirsan maleeshiyaadka  Al-Shabaab ku dilay deegaanka Deynuunaay oo qiyaastii 25 km dhanka koofureed kaga...
Weriye Ahmed Abdi

Wararkii ugu dambeeyay ee ninkii Ajnabi ahaa ee lagu dilay Boosaaso

Boosaaso (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay nin Ajnabi ah oo u dhashay...