Tuesday, April 21, 2026
28.4 C
Mogadishu

kulan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la qaatay xubnaha labada guddi ee Dib-u-eegista dastuurka

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo...

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo ka qeyb galay Kalfadhiga 2-aad ee Golaha Deegaanka...

Nairobi (HalQaran.com) - Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Bashiir Maxamed Jaamac Keynaan (Bashiir Goobe) iyo Danjiraha Dowladda...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Jama Sh. Yusuf

RW Rooble oo Kismaayo kula kulmay Saraakiisha Ciidamada AMISOM +(SAWIRRO)

Kismaayo (Halqaran.com) - Ra’iisul wasaaraha XF Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ee uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga, xukumadda federalka Soomaaliya Xasan Xaaji, ayaa maanta Magaalada Kismaayo kula...
Ahmed Mohamed

Muxuu RW Rooble kala hadlay Wakiillada Beesha Caalamka ee uu la...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Wakiillada Beesha Caalamka. Kulankan ayaa looga hadlay horumarrada laga sameeyay Arrimaha doorashooyinka...
Ahmed Mohamed

Guddoomiyaha Aqalka sare & Madaxweynaha Jubbaland oo Muqdisho ku kulmay

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa waxaa uu Axaddii Maanta kulan la qaatay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland,...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Hirshabelle & Danjiraha Nowray ee Somaliya oo arrimo badan kawada...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Arbacadii maanta kulan la qaatay danjiraha Dowlada Norway ee Soomaaliya Ambassador Elin...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Deni oo maanta la kulmay Wafdi ka socday Hay’adda ICRC

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Hay‘adda Laanqayrta Cas ee ICRC oo uu...
Ahmed Mohamed

RW Rooble, Guudlaawe iyo Qoorqoor oo maanta la kulmay Safiirka Mareykanka

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Amb....