Jowhar
Shariif Sh. Axmed oo loo doortay Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka...
Jowhar (Halqaran.com) - Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleedka ee Maamulka Hirshabeelle ayaa Axadda maanta ah Magaalada Jowhar ku qabtay doorashada kursiga Hop#146 oo...
Faah-faahin laga helayo dagaal ka dhacay Jowhar iyo sargaal ku geeriyooday
Jowhar (Halqaran.com) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo u dhexeeyay ciidanka dowladda Federaalka, kuwa maamulka Hirshabeelle iyo kooxda Macawiisleyda oo...
DF Somaliya oo sheegtay inay dishay madaxii qaraxyada Al-Shabaab ee Sh/Dhexe
Sh/Dhexe (Halqaran.com) – Ciidanka Xoogga dlaka Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen deegaannada hoostaga degmada Balcad ee...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo soo dhaweeyay Matalaada Aqalka Sare ee Gobolka Banaadir
Jowhar (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa soo dhoweeyay qaraarkii Matalaada Gobolka Banaadir ee uu shalay saxiixay Madaxweynaha JF Soomaaliya,...
Maamulka Hirshabeelle oo maanta doortay Madaxweyne cusub iyo ku-xigeenkiisa
Jowhar (Halqaran.com) - Doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle iyo ku-xigeenkiisa ayaa ka dhacday Magalaada Jowhar , iyadoo si weyn loo adkeeyay Ammaanka Xaafaddaha ay...
Musharraxiinta xilka M/weynaha maamulka Hirshabeelle oo Khudbadahooda jeediyay
Jowhar (Halqaran.com) - Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa ayaa Talaadadii maanta khudbad u jeediyay Xildhibaanada baarlamaanka Hirshabeelle.
Inta badan...









