HirShabeelle
Madaxweynayaasha Koonfur Galbeed, Hirshabeelle & Galmudug oo soo gaaray Muqdisho +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed ayaa gelinkii dambe soo gaaray magaalada Muqdisho, kadib markii Maanta ku shireen Magaalada Baydhabo...
Madaxda Koonfur Galbeed, Galmudug & Hirshabeelle oo shir uga furmay Baydhabo
Baydhabo (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed uga furmay shir wadatashi ah madaxweynayaasha maamullada, Galmudug, Hirshabeelle...
Wasiirka Waxbarashada ‘Goodax Barre’ oo dhagax dhigay Dugsiga barashada Cilmiga beeraha
Balcad (Halqaran.com) - Sii-hayaha wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre oo ay wehliyaan wasiirka waxbarashada dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa dhagax dhigay Dusiga...
Madaxweynaha Hirshabelle oo si kulul uga hadlay oday 92 jir ah...
Warsheekh (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, mudane Maxamed Cabdi Waare, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dilka nin oday ahaa habeen hore loogu...
Qadar oo mashaariic badan ka fulinaysa deegaannada HirShabeelle & Waddada Jowhar...
Jowhar (Halqaran.com) - Wafdi uu horkacayo danjiraha Dowladda Qadar u jooga Soomaaliya, Xasan Bin Xamsa Asad oo Sabtidii shalay gaaray magaalada Jowhar ee xarunta...








