gaaray
Wafdi ka socda DF Soomaaliya oo gaaray gobolka Gedo
Doolow (Halqaran.com) - Wafdi uu horkacayo Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda XF Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa waxaa ay Khamiistii Maanta gaareen degmada Dooloow ee...
Sidee ra’iisul wasaaraha Itoobiya loogu soo dhaweeyay dalka Kenya? +(SAWIRRO)
Mooyaale (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Arbacadii maanta waxa ay gaareen Magaalada Mooyaale oo ku taalla...
Safiirka Talyaaniga ee Somaliya oo gaaray Hobyo & Wasiirka Dekadaha ee...
Hobyo (Halqaran.com) – Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Dekadaha maamulka Galmudug Cabdi Saabir Nuur Shuuriye ayaa maanta gaaray magaalada Hobyo, isagoona halkaasi weyn loogu soo dhaweeyay.
Wafdiga...
Wasiirka Dastuurka DF Somaliya oo gaaray Baydhabo +(Ujeedka)
Baydhabo (Halqaran.com) - Wasiirka Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Sabtidii maanta gaarey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Goboka Baay.
Wasiirka...
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya oo gaaray Cadaado
Cadaado (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Maxamed Xasan (Xijaar) iyo wafdi saraakiil sare ah oo uu hoggaaminayo, ayaa Arbacadii maanta...
Madaxweynaha Galmudug ‘Qoorqoor’ oo lagu soo dhaweeyay Cadaado +(SAWIRRO)
Cadaado (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Sabtidii maanta gaaray Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.
Madaxweynaha...









