dowlad goboleedyada
DHAGEYSO: Qoorqoor ”Waa lagu guul-dareystay dhex-dhexaadintii Madaxda DFS & D/goboleedyada”
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad gobleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa sheegay in howlihii dhex-dhexaadinta aheyd ee uu ka dhex waday Madaxda...
DF Somaliya oo sheegtay inay ka go’an tahay in maamul goboleedyada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Difaaca ee Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay in guud ahaan dalka...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo si weyn loogu soo dhaweeyay Garoowe +(SAWIRRO)
Garoowe (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, mudane, Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo galabta gaaray magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.
RW Rooble...
Update: Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha oo Digniin cusub u diray DF Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Dowladda Federaalka uga digay in ay markale khilaaf ka dhex abuurto maamul Goboleedyada dalka.
Midowga Musharraxiinta ayaa...
Xaliimo Yareey oo eedeyn kulul u jeediyay dowlad goboleedyada dalka (Maxaa...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yareey) ayaa ku eedeeysay Madaxda Dowlad goboleedyada inay ku xad gudbeen...
Wasiir Beyle oo guddoomiyay Shirka Wasiirada Maaliyadda Dowladda Dhexe & dowlad...
Muqdisho (Halqaran.com) - Sii-hayaha wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Talaadadii maanta guddoomiyay shirka wasiirrada maaliyadda ee dowlada goboleedyada dalka...









