Digniin
Somaliland oo war adag ka soo saartay dadka rabshadaha ka wada...
Sool (Halqaran.com) - Taliyaha ciidamada Milateriga Somaliland ee Gobolka Sool S/Guuto Mahad Cambaashe ayaa ka hadlay xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolkaas...
Aadan Madoobe oo Digniin culus u diray Taliyeyaasha ciidamada DFS +SAWIRRO
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Baarlamaanka 11-aad ee JF ee Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa kulan gaar ah isugu yeeray...
Somaliland oo Digniin culus u dirtay DF Soomaaliya, kaddib markii…
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Bixii Cabdi, oo Shir guddoominayay fadhigii 86aad ee Golaha Wasiirrada Somaliland, kuna wehelinaayey madaxweyne ku xigeenka Somaliland, ...
Maamulka Galmudug oo soo saaray digniin ku socota shacabka
Galmudug (Halqaran.com) - Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad Goboleedka Galmudug oo is kaashanaya ayaa howlgal ka dhan ah dagaalamayaasha Al-Shabaab ka bilaabay...
Tukriga oo Digniin u dirtay Midwoga Yurub, kaddib markii…
Ankara (Halqaran.com) - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga Mowlud Oglo ayaa uga digay Midowga Yurub inay sii wadaan go’aanka cunaqabateynta lagu saarayo Ankara,...
Xasan Cali Kheyre oo ka digay doorasho aan heshiis lagu aheyn...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali kheyre kana mid ah Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in doorasho aan lagu...









