Beledweyne
Maxay ahaayeen 30-ka ruux ee maanta lagu xiray Beledweyne?
Muqdsiho (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dowladda ku eedeeyay in ay ku xirtay magaalada Beledweyne ku dhawaad 30 ruux, kuwaasoo...
Maandooriyaal badan oo loo soo waday Muqdisho oo la gubay
Beledweyne (Halqaran.com) - Ciidanka booliska Magaalada Beledweyne ayaa gacanta ku soo dhigay dhalooyin Khamri ah oo gaaraya 197 oo lagu qariyay qalab ganacsi, islamarkaana...
DF Somaliya oo Digniino deg-deg ah ka soo saartay fatahaado cusub...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa soo saartay digniino cusub.
Wasaaradda ayaa digniinadaan ku sheegtay, in...
Wabiga Shabeelle oo ku fatahay qeybo ka mid ah Beledweyne
Beledweyne (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya, in fatahaado hor leh uu ka sameeyay Wabiga Shabeelle qeybo ka mid ah magaalada...
Wararkii ugu dambeeyay Weerar hoobiyeyaal ah oo lagu qaaday Beledweyne
Beledweyne (Halqaran.com) – Ururka Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa in xalay weerar hoobiyeyaal ah ay ku qaadeen Saldhig ciidan oo ku yaalla xaafadda Howlwadaag...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BF Soomaaliya oo tegay Garoowe
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoowe kusoo dhoweeyey Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka DF Soomaaliya, Mudane Cabdi...









