Saturday, May 30, 2026
26.1 C
Mogadishu

Beledweyne

RW Xamse Cabdi Barre oo taageero xooggan u muujiyay shacabka ree Hiiraan

Muqdihso (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa shacabka reer Hiiraan ugu baaqay inaysan niyad-jebin, isla-markaana ay la jiraan. Waxa uu...

DF Somaliya oo maanta Ciidamo hor-leh geysay Beledweyne

Beledweyne (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo warramayaa in Arbacada maanta ah garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Maxay ahaayeen 30-ka ruux ee maanta lagu xiray Beledweyne?

Muqdsiho (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dowladda ku eedeeyay in ay ku xirtay magaalada Beledweyne ku dhawaad 30 ruux, kuwaasoo...
Ahmed Mohamed

Maandooriyaal badan oo loo soo waday Muqdisho oo la gubay

Beledweyne (Halqaran.com) - Ciidanka booliska Magaalada Beledweyne ayaa gacanta ku soo dhigay dhalooyin Khamri ah oo gaaraya 197 oo lagu qariyay qalab ganacsi, islamarkaana...
Ahmed Mohamed

DF Somaliya oo Digniino deg-deg ah ka soo saartay fatahaado cusub...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa soo saartay digniino cusub. Wasaaradda ayaa digniinadaan ku sheegtay, in...
Ahmed Mohamed

Wabiga Shabeelle oo ku fatahay qeybo ka mid ah Beledweyne

Beledweyne (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya, in fatahaado hor leh uu ka sameeyay Wabiga Shabeelle qeybo ka mid ah magaalada...
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay Weerar hoobiyeyaal ah oo lagu qaaday Beledweyne

Beledweyne (Halqaran.com) – Ururka Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa in xalay weerar hoobiyeyaal ah ay ku qaadeen Saldhig ciidan oo ku yaalla xaafadda Howlwadaag...
Ahmed Mohamed

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BF Soomaaliya oo tegay Garoowe

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoowe kusoo dhoweeyey Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka DF Soomaaliya, Mudane Cabdi...