Banaanbax
DAAWO VIDEO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo dardaaran cajiib ah u diray...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay mudaaharaadyadii rabshadaha xigay ee Khamiistii ka dhacay qaar ka mid ah Magaalooyinka...
DHAGEYSO: Madaxweynaha Somaliland oo shaaca ka qaaday inuusan laheyd awood uu...
Hargeysa (Halqaran.com) - Muuse Biixi Cabdi, Madaxdweynaha Somaliland, ayaa sheegay in xisbiyada muraacadka ah ay tuhunsan yihiin inuu muddo xileedka dheeraysan rabo, balse aanu...
CCWarsame oo ka hadlay bannaanbixii ay ku baaqeen Midowga Musharraxiinta
Muqdisho (Halqaran.com) – Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha ayaa markale maanta baaq ka soo saaray bannaanbixii ay iclaamiyiin ee Jimcaha.
Banaanbaxa oo ka dhacaya Barxada Taalada Daljirka...
Update: Goobaha Ganacsiga ee magaalada Garoowe oo xiran
Garoowe (Halqaran.com) – Waxaa Axadda maanta ah xiran inta badan goobaha ganacsiga ee magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland.
Arrintaan ayaa waxaa la sheegay inay...
UPDATE: Heshiis hordhac ah oo laga gaaray xiisaddii ka taagneyd Beledweyne
Beledweyne (Halqaran.com) – Waxaa Jimcihii maanta magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan kulan ku yeeshay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Janeraal Muqtaar Xuseen...
Booliska Kenya oo Gaarisa ku dilay dad Soomaali ah iyo Rabshado...
Gaarisa (Halqaran.com) - Ciidamada Booliska magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya ayaa waxaa ay dileen laba qof oo Shacab Soomaali ah, xilli...









