Thursday, October 15, 2026
25.5 C
Mogadishu

Bakool

Ciidanka Xoogga dalka oo dib u furay waddooyin ay go’doomiyeen Al-Shabaab

Bakool (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga dalka ayaa ku guuleystay inay isku furaan wadooyinka isku xira degmooyinka Waajid, Tiyeeglow iyo Qansaxdheere oo gobolada Baay iyo...

Diyaarad gargaar siday oo ka degtay Degmada Xudur ee G/Bakool

Xudur (Halqaran.com) – Diyaarad sida gargaar kala duwan kana baxday Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Isniintii maanta ka degtay degmada Xudur ee...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Ciidamada dowladda oo soo bandhigay Sarkaal 11 sano Al-Shabaab ka tirsanaa...

Xudur (Halqaran.com) - Saraakiisha Ciidamada Militariga dowladda Federalka Soomaaliya ee Gobolka Bakool, ayaa isku soo dhiibay Sarkaal muddo fog ka tirsanaa Al-Shabaab, kaasi oo...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Muxuu madaxweynaha Koonfur Galbeed ‘Laftagareen‘ kala hadlay Odayaashii reer...

Waajid (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa waxaa uu habeenkii Isniinta Degmada Waajid ee Gobolka Bakool uu kula...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo maanta tagay degmada Waajid ee...

Waajid (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa isniintii maanta gaaray degmada Waajid ee Gobolka Bakool, halkaas oo...
Weriye Ahmed Abdi

Madaxweynaha K/Galbeed oo la kulmay Saraakiisha Amniga ee…

Baydhabo (HalQaran.com) - Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) kulan la qaatay saraakiisha sarsare ee lamaha ammaanka gobolka Bakool,...